Duqeyn lagu dilay sarkaal ka tirsan Al-Shabaab oo ka dhacday Koonfurta Somalia

Ciidamada Maraykanka ee jooga Somalia ayaa sheegay in dayuuradahooda dagaalku ay laba weerar ku qaadeen fariisimo xoogaga a Al-Shabaab ku leeyihiin Soomaaliya. Afhayeen u hadlay taliska ciidamada Maraykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa Wakaaladda wararka ee AP u sheegay in wixii xog ah ee ku aaddan duqeynta iyo weerarrada ka dhanka ah argagixisada ay la wadaagi … Continue reading Duqeyn lagu dilay sarkaal ka tirsan Al-Shabaab oo ka dhacday Koonfurta Somalia